Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Israa’iil oo askar badan loo dilay dagaalka Waqooyiga Gaza
18 mai, par Abdirisaq ShinoCiidamada Israel iyo dabaabadaha dagaalka ayaa maanta oo Sabti ah gudaha u galay qeybo ka mid ah waqooyiga Qasa oo… The post Israa’iil oo askar badan loo dilay dagaalka Waqooyiga Gaza appeared first on Horseed Media. -
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Kenya
18 mai, par Horseed StaffMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Labada Madaxweyne ayaa… The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Kenya appeared first on Horseed Media. -
Xuutiyiinta oo duqeeyey Markab Shidaal sida
18 mai, par Mohamed OsmanMarkab nooca saliida qaada ah oo ka babanaya calanka Panama ayaa lagu weeraray meel u dhow magaalada dekedda ah ee… The post Xuutiyiinta oo duqeeyey Markab Shidaal sida appeared first on Horseed Media. -
Turkiga oo calooshood u shaqeystayaal Suuriyaan ah u diray Niger
18 mai, par Mohamed OsmanBoqolaal calooshood u shaqeystayaal Suuriyaan ah ayaa Turkiga u diray Niger bilihii la soo dhaafay si ay u ilaaliyaan danaha… The post Turkiga oo calooshood u shaqeystayaal Suuriyaan ah u diray Niger appeared first on Horseed Media. -
Puntland oo sagootisay Catriona Laing, Ergaygii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
18 mai, par Ali. YMadaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada… The post Puntland oo sagootisay Catriona Laing, Ergaygii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya appeared first on Horseed Media.